Label-1
Posted by Unknown
16:01
0
![]() |
Wazir waxa lasii deynayaa October 2, 2015. filimkaan ayaa waxaa
j
iliyaal ka ah Amitabh Bachchan, Aditi Rao Hydari, iyo Farhan Akhtar.
Filimkaan ayaa waxuu noqon doonaa super hit sida uu sheegay Amitbh
Bachchan iyo waxu kalo yiri uu sii racsiyay hadalkiisa in uu u yara
egyahay filimkii la sii dayay 19ka September 2014 ee ahaa PK ey
wadeen Amir Khan iyo Anushka Sharma.
Filimkii xiisaha lahay Wazir oo so baxaayo October 2, 2015.
Tagged with:
News
Unknown
This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.Filimka uu wado Amitabh Bachchan oo la sheegay xiliga la sii deyn doono
![]() |
