Label-1

Posted by Unknown
09:57
0
Aamir Khan iyo Anushka Sharma oo dhawaan Filimkooda PK uu guul weyn ka soo hooyay wadanka China ayaa sadaal ka bixiyay filimka qoyska ee Dil Dhadakne Do oo ay ku jirto Anushka Sharma waxaa uu noqon karo.
Shir jaraa’id ayuu kaga jawaabay filimka uu horboodayo Anil Kapoor ee Dil Dhadakne Do.
Aamir Khan ayaa sheegay inuu la dhacay sheekada Filimka,hadalada,jiliinka waxaana uu filimkan noqonayaa ayuu yiri Super Hit’.
Tagged with:
News
Unknown
This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.Aamir Khan oo saadaal ka bixiyay Filimka Dil Dhadakne Do ee dhawaan soo baxaya Hit ama Flop waxa uu noqon karo